Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 25-07-1441oo ku asteysan 20 -03-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.