HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Heshiis Dhexmaray Labo Qabiil.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Heshiis Dhexmaray Labo Qabiil.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay heshiis taariikhi ah oo gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray qabaa’ilka Garre iyo Abgaal ah oo kamid ah qabaa’ilka Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagyaso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 06-03-2020

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular