Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay caawa ku beegan tahay 13-07-1441 oo waafaqsan 07-03-2020. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.