Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay caawa ku beegan tahay 10-07-1441 oo waafaqsan 04-03-2020. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Cali Aadan.
Halkan Ka Degso Dhuuxa Wareysiyada 04-03-2020