Ganacisga waa il kamid ah ilaha dhaqaale ee ay bulshooyinku ku tiirsantahay noloshooda, waana nimco uu Alle ku galladeystay dadka, maadaama haddii aanu jiri lahayn ganacsi ay adkaan lahayd nolosha.
Hadaba idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa warbixin ka diyaarisay qodobo dhaawacaya ganacsiga, islamarkaana ka hor istaagaya inuu horumar ku tallaabsado.
Warbixintan oo ay ku dhex jiraan codadka ganacsato iyo waxgarad ayaa iftiimineysa arimo muhiim u ah ganacsatada Soomaaliyeed.
Halkan ka dhagayso Warbixin-Qodobo dhaawaca Ganacsiga iyo Wariye Abuu Muslim