HomeAll newsHal Qarni oo laga joogo Halgankii Daraawiishta iyo Sayid Muxamad Cabdulle Xassan.(Warbixin)

Hal Qarni oo laga joogo Halgankii Daraawiishta iyo Sayid Muxamad Cabdulle Xassan.(Warbixin)

Waxaa qarni laga joogaa markii uu geeriyooday Alle ha u naxriiste Sayid Muxamad Cabdulle Xassan iyo halgankii weynaa ee Daraawiishtu la galeen gumeystihii Ingiriiska.

Warbixintan waxay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan eegeysaa halgankaas iyo waxa ay ka baran karaan Umadda Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Warbixin 100 sano oo laga joogo halgankii Daraawiishta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular