Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa axad taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-06-1441 oo waafaqsan 23 02 2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 23 02 2020
(xanax)