Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa arbaco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-06-1441 oo waafaqsan 19-02 2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.