Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-06-1441 oo waafaqsan 13-02-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxa’ed Cali Aadan.