Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-06-1441 oo waafaqsan 01-02-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.