Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa sabti Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-06-1441 oo waafaqsan 15-02-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxa’ed Daahir.