Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 27-06-1441oo ku asteysan 21-02-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 21 02 2020