Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-06-1441, oo waafaqsan 20-02-2020, Dhuuxa Waraysiyada waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.