Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
saaka waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-06-1441 oo waafaqsan 26-01-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya. Abdisamad Abdullaahi.