Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-05-1441 oo waafaqsan 09-01-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka subaxnimo 09 01 2020.