HomeAll newsGudoomiyihii Awdheegle iyo Askar la socotay Oo Qarax Lagu dilay.

Gudoomiyihii Awdheegle iyo Askar la socotay Oo Qarax Lagu dilay.

Gudoomiye Maxa’ed Yarow.

Qarax xoogan oo ka dhacay duleedka deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu dilay gudoomiyihii degmada Awdheegle ee dowladda federaalka iyo Askar ilaalo u ahayd.

Maxa’ed Yarow oo ahaa gudoomiyihii degmada Awdheegle iyo ugu yaraan 4 askari oo ilaalo u ahayd ayaa la dilay, ka gadaal markii lala heley gaari ay wateen qarax xoogan.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa beegsaday gudoomiyaha, waxaana qaraxu si adag u haleeley gaariga gudoomiyihii degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular