HomeAll newsFilo Goordhow Barnaamij Muhiim ah.

Filo Goordhow Barnaamij Muhiim ah.

Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay dhawaan baahin doonta barnaamij muhiim ah, kaas oo noqon doone mid taxane ah, kuna saabsan xaaladda rasmiga ah ee gobolka Hiiraan.

Barnaamijkan oo uu diyaariyay wariyaheena Cabdullaahi Yaasin Jaamac Soomaali oo dhawaan booqasho ku tagay wilaayada islaamiga ee Hiiraan ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa dhinacyada kala duwan ee xaaladda wilaayada, sida Amaanka, waxbarashada, ganacsiga, Garsoorka iyo arimo kale.

Barnaamijka wuxuu soo geli doona caawa marka ay saacadda ay ku beegantahay 08:00 PM, dhagaystayaasha webka ku taxanna ah, halkan ayaa usoo dhigi doonnaa Inshaa Allaah.

Halkan ka dhagayso Goos gooska Barnaamijka cusub

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular