HomeAll newsDHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 3 aad

DHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 3 aad

Qaybtaan sadaxaad ee barnaamijyo tixane ah oo ciwaankoodu yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta waxaanu kaga hadleynaa ganacsiga Magaalada buq aqable oo ku taal Galbeedka Gobalka Hiiraan iyo iyo deegaanka luuq Jeelow oo u dhaw Magaalada beledweyne.

Qaarka mid ah bulshada aan wareysanay ayaa ku nuux nuuxsaday in ay horumar muuqda ku tilaabsadeen mudadii Shareecada Islaamka lagu maamulayay.

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Hiiraan iyo Horumarka Diinta 23-12-2019.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular