HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo looga hadlay Caqabadaha ku Hor gudban Doorashada iyo Amniga.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo looga hadlay Caqabadaha ku Hor gudban Doorashada iyo Amniga.

Barnaamijka diirada jimcaha oo ah barnaamij Todobaadle ah ayaa maanta waxaa ka qeybgalay Aqoonyahanada kala ah Cabdullaahi Maxamed,Cabdullaahi Cadceed,Abuu Cubayd.Ugaas Ibraahim Maxamed Nuur iyo Cilmi Xuseen.

Waxaa Looga hadlay caqabadaha dowladda ka heysta Doorashada iyo Amniga.

Halkan ka dhageyso Diirada jimcaha 20 12 2019.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular