Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-05-1441 oo waafaqsan 29-12-2019 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.