Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 08-04-1441 oo ku beegan 05-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.