HomeAll newsDhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-04-1441 oo ku beegan 23-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali

Halkaan ka dhegeyso war Duhur 23 12 2019.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular