Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-04-1441 oo ku beegan 22-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya. Abdisamad Abdullaahi.