Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-04-1441 oo ku beegan 17-12-2019 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.