Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-04-1441 oo ku beegan 11-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.