Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Caawa Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 27-04-1441 oo ku beegan 23-12-2019 Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 23-12-2019 lite