Dhageystayaasha iyo akhrisatayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa waa khamiis, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 01-04-1441, oo ku beegan 28-11-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.
Runtii waan ka helaa dhegeysiga idaacada Alfurqaan. Alfurqaan ha noolaato.