Dhageystayaasha iyo akhrisatayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa waa Arbaco, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 30-03-1441, oo ku beegan 27-11-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.
Halkan ka dhagayso War Duhur 27-11-2019