Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa jimco, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 18-03-1441, oo ku beegan 15-11-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali