Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 18-03-1441, oo ku asteysan 14-11-2019. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahiim Geeddi.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka tarbiyada caruuurta 15-11-2019