Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 28-03-1441 oo ku beegan 23-11-2019 Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhagayso dhuuxa waraysiyada 24 11 2019.