Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 21-03-1441 oo ku beegan 17-11-2019 Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhagayso dhuuxa waraysiyada 17 11 2019.