Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Talaado, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 22-03-1441, oo ku beegan 19-11-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.
Halkan ka dhagayso War Subax 19-11-2019