HomeAll newsXillibaan katirsan golaha deegaanka Warsheekh Oo u geeriyooday dhaawac.

Xillibaan katirsan golaha deegaanka Warsheekh Oo u geeriyooday dhaawac.

Waxaa la xaqiijiyay geerida xubin kamid ah golaha deegaanka Warsheekh, kaas oo uu horey u dhaawacay gudoomiyaha Warsheekh.

Xasan Cali Xasan oo kamdi ah golaha deegaanka ee Warsheekh, mudooyinkii u dambeeyeyna lagu dabiibayay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dhawaaqay geeridiisa.

Ninkan ayaa dhaawacmey xilli uu gudoomiyaha Warsheekh barayay sida loo isticmaalo bastoolada, waxaana dhaawiciisa loola cararay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular