HomeAll newsKeyaatiga Oo xoola dhaqato ku duqeeyey Jubbada Hoose.

Keyaatiga Oo xoola dhaqato ku duqeeyey Jubbada Hoose.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubada Hoose ayaa ku warmaya in habeen kahor diyaaradaha dowlada Kenya ay duqeyn ka geysteen meel u dhow degmada Afmadow.

Degaanka ay duqeynta ka geysteen ayaa lagu mafacaabaa Weel Maaroow, wuxuuna kamid ah yahay deegaanada ay aadka udagan yihiin dadka reer miiga ah ee xoola dhaqatada ah.

Nin kamid ah xoolo dhaqataadas ayeyna diyaradaha duqeeyeen xili uu lajiray xoolihiisa wexeyna ugeysteen dhaawac halka sidoo kale ay ka dileen xoolo uu gadiid ahaan uwatay.

Ninka la duqeeyay oo lagu magacaabo Maxamed Cali ayaa u waramay warbaahinta islaamiga ah, wuxuna ka warabixiyay sida ay duqeynta u dhacday iyo khasaarihii kasoo gaaray.

Ciidamada dowalda Kenya ayaa qeyb ka ah ciidamda shisheye ee dalka kusoo duulay wexeyna ciidamo badan ay ka joogaan gobolada Gedo iyo Jubbooyinka, halkaas oo ay ka geystaan tacadiyo kala duwan oo ay kula kacayaan dadka Shacabka ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular