Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 17-02-1441 oo ku beegan 16-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhageyso warka subaxnimo 16 10 2019.