Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 10-02-1441 oo ku beegan 09-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.