Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 06-02-1441 oo ku beegan 05-10-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.