Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka waxaa maanta lagu falanqeeyay weerarkii weynaa ee ay Xarakada Al-Shabaab ku qaaday Ballidoogle oo sannadihii u dambeeyay noqday saldhigga Mareykanka ugu weyn ee Soomaaliya. Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Dr. Suldaan Maxamad Garyare oo ah aqoonyahan ku takhasusay Cilmiga Siyaasadda iyo Dr. Xanafi Cabdi Sh/Aadan oo iska ku takhasusay cilmiga daawada, sidoo kalana ah nin falanqeeya siyaasadda iyo dhacdooyinka geeska Afrika.
Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 04-10-2019