Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 22-02-1441 oo ku beegan 20-10-2019 Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.