Mu’assasada Warbaahineed ee Al-Malaaxim ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Sheekh Khubeyb As-Suudaani oo kamid ah masuuliyiinta sare ee Al-Qaacidada Jaziiratul Carab.
Kalimadan oo la dhageysan karo qadar 10 daqiiqo ah, waxaa uu sheekhu si diiran u soo dhaweeyay weerarkii Bellidoogle oo 01-dii Safar 1441 hijiryada Naftood huriyaal katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhiga garoonka Bellidoogle oo ah taliska ugu weyn ee uu Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya.