Kumanaan askari oo isuga jira ciidamada Turkiga iyo kooxaha Jeyshul Xurta ayaa wuqooyi bari Suuriya, halkaas oo qeybo kamid ah ku suganyihiin malleeshiyaadka Kurdiyiinta.
Ugu yaraan 181 duqeyn ayaa lagu daah furay howlgalka Turkiga, waxaana lasoo tabinayaa inuu jiro khasaare.
Halkan ka dhagyaso Howlgaka Nabcu-Salaam ee Turkiga iyo waxa kusoo kordhey.