HomeAll newsUrurka shiiciga ah "Xisbullaah" oo gubay Gaari dagaal oo Yahuuddu leeyihiin.

Ururka shiiciga ah “Xisbullaah” oo gubay Gaari dagaal oo Yahuuddu leeyihiin.

Xiisad dagaal ayaa soo kala dhexgashey ururka shiiciga ah ee “Xisbullaah” dadka muslimiinta ahna ugu yeeraan Xisbullaata iyo maamulka Yahuudda.

Xiisadan ayaa timid, kagadaal markii dagaalyahannada Ururka ay gubeen gaari dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Yahuudda, waxaana xigay duqeymo ay Yahuuddu ku garaaceen dalka Lubnaan.

Dowladaha Caalamka ayaa ka hadlay arintan, waxaana Maraykanka uu sheegay inuu garab taaganyahay maamulka Yahuudda.

Halkan ka dhagayso Xiisad Yahuuda iyo ururka shiiciga ah soo kala dhexgashey.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular