HomeAll newsTrump: Ma difaacayo Maamulka Aala-Sucuud.

Trump: Ma difaacayo Maamulka Aala-Sucuud.

Xaalad cakiran ayaa ka taagan caalamka, gaar ahaan dhanka shidaalka, wixii ka dambeeyay markii kooxda Xuuthiyiinta ay duqeymo la beegsadeen xarumo ay leedahay shirkadda Aramko.

Donald Trump madaxweynaha Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday inuusan difaaceynin maamulka Aala-sucuud, diyaarna u ahayn inuu la dagaallamo dowladda Iiraan.

Halkan ka dhagyaso Falanqeyn ku saabsan xaaladda cakiran iyo warka kasoo baxay Trump.

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Nin ibliis u ciirsaday inuu Abid cabsoon weeye
    Cadaw Eebe ruuxii cuskaday caajis buu noqon dheh
    Cirka iyo dhulkaa laga nacdali
    Cawru waa yagaye
    Cadceedii dhacdaba waxay mutaan cay kulaadimane
    Cood wixi ay haysteen markii ll laga cantoobaystsy
    Misna laga cantuugaystayee
    Caydh mudh laga taagay
    Waa kaa calaanadi turmp iyo Putin caga juglee yeene
    Cabsibaa Ilaahay Badoo wuu calaacaliye
    Cadligiyo shareecadu katagay maaleyey caaneheed maalye
    Ciribtiisa rabigay jaryow cadaw manoo loogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular