HomeAll newsMeydadka Askar katirsan Jubbaland Oo Jamaame lagu soo bandhigay.

Meydadka Askar katirsan Jubbaland Oo Jamaame lagu soo bandhigay.

Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose waxaa lagu soo bandhigay meydadka ciidamo katirsan maamulka Jubbaland, kuwaas oo lagu dilay kamiin shalay ka dhacay deegaan hoosyimaada magaalada Kismaayo.

Fagaare weyn oo ku yaala Jamaame ayaa lagu soo bandhigay meydadka 6 askari oo kamid ah sideedii askari ee lagu dilay kamiinkii ka dhacay deegaanka Qaam-qaam, waxaana usoo daawasho tagay dadweyne aad u badan.

Wejiyada dadka ayaa laga dareemayay farxad iyo qiiro, waxayna sheegeen iney ku faraxsanyihiin dilka askartan, maadaama ay sheegeen iney garab taagnaayeen Shisheeyaha kusoo duuley Soomaaliya.

Dagaalka askartan lagu dilay ayaa dhacay maalintii shalay, waxaana ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku guuleysteen iney dilaan 8 askari, iyagoo ka furtey hubkii ay wateen.

Qaar kamid ah dadweynihii Fagaaraha joogay oo Al-Furqaan la hadlay waxaad ku dhageysan kartaan barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular