HomeAll newsGawaari Ciidamada Burundi Looga gubay Duleedka Balcad.

Gawaari Ciidamada Burundi Looga gubay Duleedka Balcad.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa xaqiijinaya in ciidamada Burundi lala beegsaday qaraxyo xoogan oo dhaliyay khasaare adag.

Qaraxyadan oo tiradooda lagu sheegay illaa iyo labo qarax, ayaa haleeley labo gaari oo kala ah Taw iyo mid xamuul ah.

Gawaarida ayaa gubtay, waxaana la rumeysanyahay in askartii saarnaa ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Shabeellaha dhexe kusoo noq noqonayay weerarada qaraxyada ah ee lala beegsanayo ciidamada Burundi ee duulaanka ku jooga wadankeena Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular