Degmada Buq Aqable ee wilaayada islaamiga ee Hiiraan waxaa lagu soo dhaweeyey Odayaal aad u farabadan oo ka faa’ideystay waqti kordhintii dhawaan ay sameysay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Odayaasha ayaa loo sameeyey xaflad heersare ah oo soo dhaweyn ah, waxaana la hadlay masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkan ka dhagayso Warbixin ku aadan Odayaasha Soo dhaweynta Loo sameeyey.
Wlhi Alshabab markaan Awoodoodu wey sii sare kacday hadeyba odayaashi meel isugu wada keneen