HomeAll newsDiirada:Alshabaab oo soo Bandhigtay Dufcada Sadaxaad Ee Ergada.(Sawirro)

Diirada:Alshabaab oo soo Bandhigtay Dufcada Sadaxaad Ee Ergada.(Sawirro)

Xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa shabeelaha hoose ku soo bandhigtay 53 ruux oo kamid ah ergada soo xulay xildhibaanada Baarlamanka kuwooda kasoo galay Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle.

Barnaamijka diirada jimcaha ayaa maanta lagu soo qaatay munaasabad lagu soo dhaweynayay ergadaasi oo ka dhacday shabeelaha hoose.

Halkan ka dhageyso Diirada Jimcaha 20 09 2019.

Hoos Ka Eeg Sawirada Kulanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular