Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 08-01-1441 oo ku beegan 07-09-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.
Asc wrh wrh in an idinla sooxariiro oo an kahaflo dhibaatada naguhaysa qurbaha ayaan doonayaaye iisoogudbiya telefoonkiina nanbar.
Mahadsanidin