Tarbiyada Caruurta waa barnaamij muhim ah oo Jimco walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa qodobo badan oo muhim u ah barbaarinta ubadka iyadoo fursado badanna laga siiyo caruurta.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahim Geedi.
Halkan Ka Degso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 06-09-2019